Halloween party ideas 2015

 

Sharikada AnTuTu oo u qaabilsan Qiyaasida awooda smart phone ka gaar ahaan android ka ayaa soo ban dhigtay sida ay u kala sareeyaan bishii march aynu soo dhaafnay Maalmo yar ka hor bilowga bisha aynu ku jirno ee july ayee soo ban dhigtay hadana kala horeynta telefanada.



Iyadoo ay samsung S6 iyo S6 Edge ay ugu sareeyaan Halka ay sharikad laga leeyahay dalka China oo lagu magacaabo Xiaomi marki ay Soo saartay Xiaomi Mi Note Pro kaas Helay dhibco dhan 52709 Halka HTC M9 uu soo galay kaalinta 6aad




Kala Horeyntana waa sidan :-
1. samsung galaxy s6
2. samsung galaxy s6 edge
3.Xiaomi Mi Note Pro
4.Letv One Pro
5.ZTE Nubia Z9 Max
6.HTC One M9
7.Nubia Z9
8.LeTV 1
9.Samsung Galaxy S5
10.Google Nexus 6



Waxa qoray Somali Android



Post a Comment

Post a Comment

    Powered by Blogger.