Halloween party ideas 2015


Inbadan oo kamid ah dadka aadka u xiiseya android ka ayaa waxa qabsada dhibaatooyin badan sida 
Play store ka oo ku dhacda No connection Taaso caqabad ku ah dhalinta qaarna ay keentay iney ka wareegan oo ay raadiyan Store kale.


Maanta waxaa idiin soo gudbi doona insha allah 3 wado oo aad ku xalin kartid insha allah 



Dariiqada Koowaad : Taariikhda Bisha Sanad ka Waxyaabaha ugu weyn ee sababa in Play Store ka uu dhoho No connection waxaa kamid ah iney qaldanto taariikhda Marka waxaaa lagaaga baahan yahay in aad saxdo taarikhda iyo bisha ,sanadka si google uu kugu saamoxo in aad sii isticmaashix




Dariiqada labaad : 
Cooky and Caches 
Waxaa dhacda adigoo jooga maqayad ama meel internet leh in si lama filaan aad uga soo baxdid oo internet ki kaa go'o kadib google uu bilaabo no connection waxaa tageysa setting kadib clear data and clear cache aya dhehee iyo dhamaan google apps sida google drive iyo wixii lamid ah.


Dariiqadaada seddaxaad :
Hadii ay ku shaqen weeso ama ku guul dareesato labadi dariiq ee hore waxa jira xalka ugu dambeeya oo ah in dhamaan rest data u dirto waxaana rajeynaa in uu ku fiicnaadoono insha allah


Waxaa soo gaarnay guntii iyo gaba gabadii Hanaga ilaawina like ta si aa u ogaano in aad ka faa'iidesateen iyo inaa nosoo  dirtiin aragtidiina anagana waa idin caawin doona wax wax walboo ku saabsan android ka 

By Somali Android @2015


Post a Comment

Post a Comment

    Powered by Blogger.