Waxaa dhacda inta badan dadka isticmaala smart phone ka gaar ahaan kuwa isticmaala android ka iney cilad kaga dhacdo dhanka wifi ga inta badana aysan garaneyn sida looga habeeyo Setting ka
Insha allah maanta waxaa idiin soo bandhigi doonaa Application kaa xalinaayo
just 1 click ayaa problem ki oo dhan kaaga baxayaa waxaa ku dhufaneesa just FIX then Enjoy it waxaa idiin rajeynaa inaa ka faa iidesan dootaan
Post a Comment