Maalmo yar ka hor ayaa warbixin ay soo saartay Sharikada Rovio ay ka hadashay Angry Birds 2 taaso ay sheegtay iney soo saari doonto 30 ka july bisha aynu ku jirno 2015 markii ay guul weyn ka gaartay Qaybtii kowad ee Angry Birds taaso ay download gareesteen in kabadan 100 milyon waxayna ka gaartay guul taaso keentay in loogu yeero hooyadi ciyaarta .
Sida ay sheegtay Sharikada Rovio maanta Qaybta Labaad ee Angry Birds 2 ay ku shaqeen doonaan iOS iyo Android Halka ay shirkadu shaacisay iney soo saari doonin Windows Phone .
Waxaa xusid mudan in Angry Birds lasoo saaray qaybtiisa koowaad 2009 ki taaso ay ku qaadate in windows phone ay gaarto 2011 ki wexeyna ku tusineysaa siyaasad ahaan isla sidaas iney hadana kula dhaqmeyso windows phone .
Waxa rajeynaa inaa ka hesheen maqaalkan insha allah 30 ka july hadii laso bandhigo waxaa si toos kaga heli doontaan Somali Android
Waana ku mahadsan tahay booqashadaada ha ilaawin inaa like dhahdo page keena facebook ga iyo google plus ka .
Kkkkkk
ReplyDelete