Halloween party ideas 2015


Sidaa wada ognahay waxaan maqalnaa mobile ayaa soo baxay oo nooc cusub ah taana wey naga bad badate laakin waxa jira dad taajiriin ah iyagana waxaa loo soo saara teleefano aad qaali ah maanta waxaaa idiin soo gudbin doona 5 ta Mobile Ee Ebed ugu qaalisanaa ee soo mara caalamka

kaalinta 5aad waxaa ku jira

Gresso Luxor Las Vegas Jackpot


Wuxuu soo baxay 2005 qiimihiisana waa 1milyon Dollar

Kaalinta 4aad waxaa ku jira
GoldVish Le Million


qiimihiisana waa in kabadan 1 malyan oo gini

Kaalinta 3aad waxaa ku jira

iPhone 4S 


Qiimihiisana waa 9.4 Milyon dollar

Kaalinta 2aad

IPhone 5 Black Diamond


oo qiimihiisa gaaraayo
15 milyon dollar

kaalinta 1aad

iPhone 6 Rose Gold Pink Diamond
oo qiimihiisa gaarayo 48 milyon dollar

Waxaa qoray Somali Android

Waxaa rajeynaa iney idin cajabi doonto ismalihi somali aa talefan noocan lacagtan u quureeso lool waa salaman tihiin hanaga ilaawin inaa like dhahdo facebook page keena mahadsanidiin

Post a Comment

Post a Comment

    Powered by Blogger.